Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Dhaawac Ladhigey Isbitaalka
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:336
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:79
Date:15-08-2008
Tamyra Gray - Dance With My Father
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:673
Date:04-08-2008
Alicia Keys - Superwoman [Live in Madrid]
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:297
Date:04-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Nov 10 2007
Dhaawac Ladhigey Isbitaalka
Written by Ali Moallim   
Saturday, 10 November 2007

Muqdisho,(insidesomalia.org) Isbitaalalada Magaalada Muqdisho ayaa dhaawacyo fara bada ladhigey gaar ahaan Isbitalka Dayniile oo u dhow Goobihii dagaalada ka dhaceen, Maamulka Isbitaalka Deyniile ayaa sheegay in xaley iyo saaka lasoo gaarsiiyey 97 qofood oo dhaawac halis ah ubadan.

Sida lagagu soo waramayo Isbitaalka ayaa xaley iyo saaka ahaa mid aad umashaquulsan oo latacaalaya dhaawacyada tirada badan oo lakeeney, Daka dhaawacyada qaba ayaa waxaa ubadnaa Haween iyo Caruur waxayna sheegeen dhaqaatiirta ka hol gasha Isbitaalka Deyniile in ay tahay markii ugu horeysey oo lakeeno halmar Isbitaalka tiro intaa la,eg oo dhaacyo qaba.

Ambalaasyada dhawac lagu qaado ayaa ku jira soo daabulida dhaawaca wali daadsan wadooyinka waaweyn ee Muqdisho kuwaas oo qaarkood u dhintay dhiig bax iyo daryeel la,aan ku heshey halkii ay ku dhaaacmeen.

Dhaqaatiirta ka shaqeysa Isbitaalka Dayniile oo isugu jira dad ajnabi ah iyo Soomaali oo garaayo 6 Dhaqatar iyo 150 Kalkaaliye ayaa caawa ka hawlan wax uqabasha dadka dhaawac ah oo la keeney Isbitaalka.

Dr Xasan Guutaale oo ka hawlgala Isbitaalka Dayniile ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay intii karaan kooda ah ay dadaali doonaan shaqadii Isbitaalkuna ay laba laabi doonaan.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >